Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay Madaxa hay’adda horumarinta Kuuriyada Koofureed (KOICA)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa la kulmay Madaxweynaha hay’adda horumarinta Kuuriyada Koofureed (KOICA) CHANG, Won Sam oo ay ka wada hadleen arrimo muhiim u...
Read more











