Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya oo qaabilay Danjire Cabdulqaadir Amiin Sheekh
Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Danjire Alper Aktaş ayaa Xarunta Safaaradda Turkiga ee Soomaaliya ku qaabilay Agaasimaha Machadka Diblomaasiyadda ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Danjire Cabdulqaadir Amiin Sheekh. Safiirka Turkiga...
Read more










