Ciidanka NISA oo kaashanaya kuwa deeganka oo dilay 9 Xubnood oo Khawaarijta ah
Ciidanka NISA Iyo Kuwa deegaanka oo Iskaashanaya, ayaa burburiyay Saldhig ay Khawaarijta ku lahaayeen Tuulada Taflow oo 28km Dhanka Koonfur kaga beegan Degmada Berdaale ee Gobolka Baay. Ciidanka Sirdoonka Qaranka...
Read more











