Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay shirkada ku howlan dhismaha waddada laamiga ah ee xariirisa Muqdisho iyo Jowhar “SAWIRRO”
Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Maamulka shirkada ku howlan dhismaha waddada laamiga ah ee xariirisa Muqdisho iyo Jowhar. Madaxweynaha dowlad gobaleedka hirshabelle...
Read more











