Madaxweynihii hore ee Madagascar oo geeriyooday
Madaxweynaha Madagascar Andry Rajoelina ayaa sheegay in madaxweynihii hore ee dalkaas, Didier Ratsiraka geeriyooday. Didier Ratsiraka oo Madagascar soo xukumaayay 22 sano ayaa ku geeriyooday isbitaal military, isagoo 84 jir...
Read more











