Tuesday, September 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirweynihii dhallinyarada Galmudug oo lagu soo Gabagabeeyay Dhuusamareeb+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka, Wareysiyada
0
Shirweynihii dhallinyarada Galmudug oo lagu soo Gabagabeeyay Dhuusamareeb+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug Dr. Maxamed Nuur Gacal ayaa Maanta si rasmi ah usoo xiray shirwaynaha Dhalinyarada ee ka qayb galka siyaasado iyo doorkooda u diyaar garoowga marxalada Doorashada la filayo in uu dalku galo sanadkan.

Dhalinyarada ka qayb gashey shirwaynahaan oo tiro ahaan ka badan 50 dhalinyaro ah ayaa Doodo gaar gaar ah ka yeeshay su’aalaha mudada dheer ku hor gudbanaa Dhalinyarada leh Hamiga siyaasadeed Waxaana intii shirkan uu socdey lagu qaadaa dhigey midnimada Dhalinyarada iyo in la is garab taago kuwooda doonaya in ay kasoo muuqdaan masraxyada siyaasada iyo loolanada doorasho ee heerarka maamulka Dalka.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Wasiir kuxigeenka wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha Galmudug, Mahad Cali Cibaar oo ka waramayay xaqiiqooyinka jira iyo xalalka u baahan in la eego si dhalinyaradu u helaan door siyaasadeed ayaa faah faahiyay natiijada shirkaan oo qaatey mudo labo maalmood ah.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr. Maxamed Nuur Gacal oo ugu dambeyn shirka soo xiray ayaa Dhalinyarada ku amaanay arragtiyada ay isugu keeneeen shirkaan waxa uuna balan qaadey in Galmudug ay diyaar u tahay in la siiyo Dhalinyarada fursado dhameystiran.

Tags: Shirweynihii dhalinyarada Galmudug oo lagu soo Gabagabeeyay Dhuusamareeb+Sawirro
Previous Post

Wasiirka Caafimaadka oo xarigga ka jartay xarun caafimaad oo laga horgeliyay Beladweyne “SAWIRRO”

Next Post

Shil tareen oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Masar

Next Post
Shil tareen oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Masar

Shil tareen oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Masar

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In