Barlamaanka Hirshabeelle oo meelmariyay waxka badalka muddo xileedka Barlamaanka iyo xukuumadda+Sawirro
Kalfadhiga 1-aad kulankiisa 10-aad ee baarlamanka dowlad Goboledka Hirshabelle ayaa maanta ka qabsoomay caasimada Hirshabelle ee jowhar Kulanka oo uu shir guddoominayey gudoomiyaha baarlamanka Hirshabelle Dr. Cabdixakim Luqmaan Xaaji Muxumed...
Read more











