Wednesday, September 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka maaliyadda XFS oo Turkiga kula kulmay dhigiisa dalkaasi

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Wasiirka maaliyadda XFS oo Turkiga kula kulmay dhigiisa dalkaasi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka maaliyadda Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo la kulmay dhigiisa turkiga lütfi elvan.ayaa waxaa kulanka diirada lagu saaray xoojinta xiriirka dhaqaale ee labada dal.

Wasiir Bayle ayaa sheegay inay kawada hadleen isbadalka iyo dib-u-habeynta maaliyadda dalka, sidii hore loogu sii wada lahaa iyo taageerada maaliyadeed oo ay  dowladda turkiga siiso Soomaaliya.

Related posts

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026

“wasiir beyle ayaa kulanka kadib yiri “sharaf ayay ii tahay in aan  la kulmay  Mr #lütfi_elvan oo ah wasiirka maaliyadda dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga”

“Turkey TR oo si hagar la’aan ah inoo garab istaagtay, wasiir #lütfi waxa aan ka wada hadalnay isbadalka iyo dib-u-habeynta maaliyadda dalka, sidii hore loogu sii wada lahaa iyo taageerada maaliyadeed ee dowladda turkiga”

Wasiirka maaliyadda xukumadda federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa turkiga ku amaanay kaalinta ay ka qaadanayaan  dib u soo kabashada guud ahaan dalkeyna Soomaaliya u uku jiro.

Sidoo kale wasiirka maaliyadda dowladda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducale Bayle ayaa sheegay in Turkiga uu qeyb weyn ka qaatay hormarka dalka gaara ahaan tababarada ciidamada qalabka sida, caafimaadka iyo sidoo kale adeegyada dadweynaha

“#Turkigu waa saaxiib ka ugu muhiimsan horumarka Soomaaliya oo dhinac walbo leh ayuu hadalkiisa ku soo gabagabeeyay wasiirka maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaale Bayle.

Tags: Wasiirka maaliyadda XFS oo Turkiga kula kulmay dhigiisa dalkaasi
Previous Post

Madaxweyne Qoor Qoor: Waa in loo midoobo la Dagaalanka Argagixisada

Next Post

Maamulka Gobolka Bakool oo digniin u diray ganacsatada Gobolka

Next Post
Maamulka Gobolka Bakool oo digniin u diray ganacsatada Gobolka

Maamulka Gobolka Bakool oo digniin u diray ganacsatada Gobolka

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026
0

Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehellada, bahda aqoonta iyo dhammaan...

Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Dalka Serbia

Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Dalka Serbia

September 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed barbar socday Shir-madaxeedka dalalka dhex-dhexaadka ah ee magaalada Belgrade,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In