Duqa Muqdisho iyo Wasiir Xamsa oo kawada hadlay horumarinta Ciyaahara dalka
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa maanta xarunta aqalka dowladda hoose ee Xamar kula kulmay Wasiirka wasaarada dhalinyarada iyo isboortiga xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane...
Read more











