Wednesday, August 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Howlgallo amniga lagu sugayo oo ka billaawday gobolka Bari

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Howlgallo amniga lagu sugayo oo ka billaawday gobolka Bari
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Howlgalkan oo uu hoggaaminaayey Taliyaha Qeybta Boliiska gobalka Bari Gaashaanle Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa Ciidamada Boliiska ee gobalka Bari waxaa ay ka Sameyeen Buuraha u dhexeeya magaalada Bosaaso illaa dagmada Carmo ee gobalka Bari.

Howlgalkan oo ahaa mid qorshaysan ayaa ciidamada boliiska waxaa ay baaritaanno ku sameeyeen gadiidka soo gala magaalada Bosaaso iyo kuwa ka baxaya.

Related posts

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan miro-dhal ah la qaatay Wakiilka Hay’adda PAH

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan miro-dhal ah la qaatay Wakiilka Hay’adda PAH

August 5, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo ka qayb galay kulan loogu duceynayay Marxuum Axmed Cali Cigaal

Wasiirka Warfaafinta oo ka qayb galay kulan loogu duceynayay Marxuum Axmed Cali Cigaal

August 4, 2026

Howl-galkaan oo ay sameeyeen ciidamada Booliska gobolka Bari ayaa ujeedkiisu waxaa uu ahaa sugida iyo xoojinta amniga guud gobolka xilli dhawaan magaalada Bosaaso lagu qabanaayo doorashada Xildhibaannadda cusub ee dowladda dhaxe ee Soomaaliya.

Taliyaha qeybta Boliiska gobalka Bari Gaashaanle Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa Shacabka ka codsaday Inay doorkooda ka qataan xaqiijinta amaanka isagoona u mahadceliyey sido kale shacabka gobolka Bari waxaana uu howlgalkaan ku tilmamaay mid guul ah oo ay uga mahadcelinayaan ciidamada Boliiska.

Tags: Howlgalo amniga lagu sugaayo oo ka bilaawday Gobolka Bari
Previous Post

Madaxweynaha Galmudug oo maanta dalka dib ugu soo laabtay.

Next Post

Mareykanka oo war kasoo saaray weerarkii TPLF ay ku qaadeen ee Eritrea

Next Post
Mareykanka oo war kasoo saaray weerarkii TPLF ay ku qaadeen ee Eritrea

Mareykanka oo war kasoo saaray weerarkii TPLF ay ku qaadeen ee Eritrea

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan miro-dhal ah la qaatay Wakiilka Hay’adda PAH

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan miro-dhal ah la qaatay Wakiilka Hay’adda PAH

August 5, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Wakiilka Hay’adda Polish Humanitarian Action (PAH),...

Wasiirka Warfaafinta oo ka qayb galay kulan loogu duceynayay Marxuum Axmed Cali Cigaal

Wasiirka Warfaafinta oo ka qayb galay kulan loogu duceynayay Marxuum Axmed Cali Cigaal

August 4, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa ka qayb galay kulan duco iyo...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Danjiraha Dowladda Indonesia

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Danjiraha Dowladda Indonesia

August 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo Safiirka Shiinaha oo heshiis kala saxiixday

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo Safiirka Shiinaha oo heshiis kala saxiixday

August 4, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo Safiirka Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Mudane Wang...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In