Hooganka Taliska 5-Aad Ee Ciidanka Xooga Dalka Oo Maanta Si Rasmi Ah Xilka Ula Wareegay+Sawirro
Taliyaha cusub ee guutada 5-aad Qeybta 27-aad ee Ciidanka xoogga dalka Korneel Maxamuud Xasan Ibraahim Baakaay iyo Abaanduulaha guutada Cabdullahi Barre Cilmi ayaa maanta si rasmi ah ula Wareegay hogaanka...
Read more