Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Oo Shaaciyay Tirada Dadkii Ku Dhintay Weerarkii Xabsiga Dhexe
Afhayeenka ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Gashaanle Sare Cabdiqani Maxamed Khalaf oo goor dhaweyd shir jaraa’id ku qabtay gudaha xabsiga dhexe ayaa sheegay in 15-ka maxaabiis ah ay ku geeriyoodeen weerarkii shalay...
Read more