Ergeyga gaarka ah ee arrimaha gurmadka abaaraha oo kulan la qaatay madaxa kooxda agaasimayaasha arrimaha deg-degga ah.
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la qaatay madaxa Kooxda Agaasimayaasha Arrimaha Degdega ah ( Emergency...
Read more