Tuesday, September 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ergeyga gaarka ah ee arrimaha gurmadka abaaraha oo kulan la qaatay madaxa kooxda agaasimayaasha arrimaha deg-degga ah.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
4 years ago
in Wararka
0
Ergeyga gaarka ah ee arrimaha gurmadka abaaraha oo kulan la qaatay madaxa kooxda agaasimayaasha arrimaha deg-degga ah.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la qaatay madaxa Kooxda Agaasimayaasha Arrimaha Degdega ah ( Emergency Directors Group) Marwo. Ghada Eltahir Mudawi.

Kulanka ayaa diirrada lagu saaray dardargelinta howlaha gurmadka abaaraha, waxaana sidoo kale kasoo qeybgalay madax sare oo kala socotay hayโ€™addaha UNDP, FAO, UNHCR, WVI, WFP, ICV, iyo OCHA oo ay hoggaamineysay Marwo Ghada Mudawi oo ah madaxa howlagallada OCHA.

Related posts

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

Md. Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa warbixin ka siiyay wafdiga howlaha xafiiskiisa iyo sida ay Dowladda Federaalka Soomaaliya uga goโ€™an tahay fududeynta iyo iskububbaridka howlaha Gurmadka Abaaraha, isaga oo ugu danbeyn uga mahadceliyay wafdiga booqashada iyo tegitaanka goobaha sida gaarka ah abaauhu u samaayeen taas oo sare u qaadeysa wacyiga bulshadeena Soomaaliyed iyo Beesha Caalamka.

Marwo Ghada, oo hormuud u ahayd wafdigaan ayaa sheegtay in ay muhiim tahay in la dardar geliyo howlaha Gurmadka Abaaraha sida ugu dhaqsiyaha badan , waxa ay sidoo kale aad uga deyrisay xaaladda dadkii ay kusoo aragtay qaar ka mid ah deegaanadii ay kormeerka ku tagtay.

Ugu danbeyn, Ergeyga iyo wafdiga ayaa isla gartay in wax badan ay qabsoomeen iyagoo dhanka kale isku raacay in baahida weli taagan darteed la joogteeyo dedaallada Gurmadka Abaaraha ee iskugu jira U-qareemidda, fududeyntam iskudubbaridka iyo gaarsiinta gargaarka guud ahaan meelaha ay abaauhu ka jiraan

Previous Post

Raโ€™iisulwasaare Xamsa oo soo bandhigay waxyaabaha ay mihiimadda siineyso xukuumaddiisa

Next Post

Raโ€™iisul Wasaare Xamse Oo Qaabilay Qaar Ka Mid Ah Ganacsatada Dallka “SAWIRRO”

Next Post
Raโ€™iisul Wasaare Xamse Oo Qaabilay Qaar Ka Mid Ah Ganacsatada Dallka “SAWIRRO”

Raโ€™iisul Wasaare Xamse Oo Qaabilay Qaar Ka Mid Ah Ganacsatada Dallka "SAWIRRO"

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026
0

Magaalada Edmonton gobolka Alberta ee dalka Canada ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad aad u ballaaran oo ay kasoo qeybgaleen Aqoonyahanno...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

September 28, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo...

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hayโ€™adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026
0

Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In