Wasiirka waraafinta dhaqanka iyo dalxiiska Xukumadda fedeeraalka Soomaaliya ahna guddoomiyaha guddiga qaban qaabada todobaadka xorriyadda Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in munaasabadihii lagu weyneynayay sanadguurada 60-aad ee markii aan...
Read moreCiidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa howlgallo ballaaran ka sameeyeen deegaano hoostaga magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeeladda Hosse. Howlgallada oo ahaa kuwa qorsheysan ayaa waxaa fuliyey ciidamada sida gaarka u...
Read moreWasaaradda arrimaha dibedda dalka Turkiga ayaa war kasoo saartay qaraxii is-miidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay afaafka hore ee xerada tababarka ciidamada Soomaaliya ee Turkisom. Qoraal lagu baahiyey bogga wasaaradda...
Read moreGuddoonka golaha wakiilada dowlad goboleedka Puntland ayaa ka tacsiyadeeyay geerida taliyihii hore ee ciidanka Daraawiishta Puntland S/Guuto Cabdirisaaq Sheikh Cusman Axmed oo ku magac dheeraa Cali Baadiye,kaas oo maanta ku...
Read moreMaxkamada ciidamada qalabka sida qeybta 27aad iyo saraakiil kale oo katirsan guudada 5 aad qeybta 27aad ayaa siwada jir ah ugaaray deeganka kalabeyr oo 25km dhanka waqooyi kaga beegan magaalada...
Read moreBarnaamijka Faaqidaad wararka waxa uu idaacada Radio Muqdisho ka baxaa maalin walbo marka laga reebo jimacada barnaamijka waxaan inta badan aan diiradda ku saarnaa waxyaabaha ugu waa weyn ee dhacdooyinka...
Read moreWasiirka wasaaradda maaliyadda xukumadda federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Duacaale bayle ayaa sheegay in Bankiga aduunka uu ansixiyay 55 milyan oo lagu kabayo miisaanadda dowladda federaalka Soomaaliya Waxa aan aad ugu...
Read moreHay’adaha u xilsaaran dib-ueegista dastuurka oo kala ah Wasaarada Arrimaha Dastuurka, Gudigga Baarlamaanka ee La-socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka iyo Gudigga Madaxbanaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa shir ku...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho