Barnaamijka Faaqidaad wararka waxa uu idaacada Radio Muqdisho ka baxaa maalin walbo marka laga reebo jimacada barnaamijka waxaan inta badan aan diiradda ku saarnaa waxyaabaha ugu waa weyn ee dhacdooyinka Caalamka.
Wasiirka Warfaafinta oo ka qayb galay kulan loogu duceynayay Marxuum Axmed Cali Cigaal
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa ka qayb galay kulan duco iyo...












