Madaxweynaha Galmudug iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Gaalkacyo+Sawirro
Madaxweynaha dowlad-goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa socdaal dhulka ah ku gaaray Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug iyagoo soo maray deegaanada Galinsoor, Bandiiradleey...
Read more