Maamulka gobolka oo amray in la joojiyo tagitaanka liido labo todobaad+Sawirro
Guddiga heer Gobolka ee maamulka gobolka banaadir u qaabilsan ka hortaga caabuqa Corona Virus (COVID19) oo ay hogaamiso guddoomiye Ku xigeenka Arrimaha bulshada iyo Wacyigelinta Marwo. Basma Caamir Axmed oo...
Read more