Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mashruucyo cusub oo laga dhagax dhigay Stadium Muqdisho+ Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Mashruucyo cusub oo laga dhagax dhigay Stadium Muqdisho+ Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mashruucaan horumarinta ee  stadio mogadisho Waxaa dhagax dhigay wasiirka Dhallinyarada iyo ciyaaraha iyo wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo Dalxiiska ,

Dhismahaan waxa uu ka kooban yahay  xarunta ay ku shaqaynayaan Xiriirka ku badda cagta Soomaaliyeed,  laba garoon yar yar oo ay ku tababaranayaan ciyaartooyda  iyo hotelkii Stadium Muqdisho

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Xildhibaan Khadiija Maxamed Diiriye ayaa sheegtay in mashruucan uu wax badal uu kala badali doono isboortiga dalka.

“Mashruucaan aan maanta dhagax dhignay waa mid waxbadan ka bedeli doono bilicda garoonka iyo inuu soo celiyo adeegyadii oo hore u lahaan jiray stadio muqdisho”

Wasiirka wasaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Xukumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Cabdi xayir (Maareeye) ayaa dhankiisa sheegay in xukumadda ay ka go,an tahay in shacabka soomaaliyeed iyo dhalinyarada ay u soo bandhigaan wax qabadka dowladda islamarkaana  ay tusinayaan inay soo laabatay sharaftii ay laheyd dowladnimada soomaaliya.

“Maanta dowlad dadkeeda wax qaban karta ayaa dalka ka jirta kuna faani karaan shacabkeeda ,waana naga go’antahay inaan ummadda soomaaliyeed tusno wax qabadka dowladda”

Dhagax dhigaan mashruucaan waxaa wasiirada dhalinyarada iyo warfaafinta ku wehliyay wasiirka ku xigeenka Wasaaradda howlaha guud ee dowladda soomaaliya  Jamaal Xasan Cismaan, guddoomiyaha xiriirka kubada cagta Soomaaliya Cabdiqani saciid carab iyo xubno kale oo ka tirsan dowladda

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Tags: Mashruucyo cusub oo laga dhagax dhigay stadio muqdisho+ Sawirro
Previous Post

Coronavirus oo kar-kaarada jebsanaya, dad hor leh oo u dhimanaya ama qaadaya daqiiqadiiba !

Next Post

Dhageyso warka duhur ee Radio muqdisho 30.03.2020

Next Post
Dhegeyso: Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Dhageyso warka duhur ee Radio muqdisho 30.03.2020

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In