Danjire Saalim Macow Xaaji oo booqday Jaamacadda Islaamiga ee Madiina Al Munawara.
Danjiraha Dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Sacuudi Carabiya, Saalim Macoow Xaaji oo uu weheliyo qunsulka guud ee Soomaaliya u jooga magaalada Jiddah ayaa booqasho ku tagay Xarunta Jaamacadda Islaamiga ee...
Read more