Shan Qof oo ku dhimatay shil Baabuur oo ka dhacay Kenya
Ugu yaraan Shan Qof ayaa ku geeriyootay, 62 kalena dhaawacyo ayaa ka soo gaaray markii ay isku dhaceen Laba Bas inta u dhexeysa Magaalooyinka Mombasa iyo Nairobi ee Dalka Kenya....
Read moreUgu yaraan Shan Qof ayaa ku geeriyootay, 62 kalena dhaawacyo ayaa ka soo gaaray markii ay isku dhaceen Laba Bas inta u dhexeysa Magaalooyinka Mombasa iyo Nairobi ee Dalka Kenya....
Read moreDowladda Goboleedka Galmudug ayaa bogaadisay Heshiiska Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Culimaa'udiinta ASWJ. Sheekh Maxamed Shaakir Madaxa Xukuumadda Galmudug ayaa sheegay heshiiska lagaaray uu yahay mid soo afjaraya qilaafkii muddo soo...
Read moreWasaaradda arrimaha gudaha federaalka iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya ayaa Maanta soo saartay war-murtiyeed ay shaacineyso heshiis dhab ah oo laga gaaray arrimaha dhismaha Galmudug. heshiis ahlu suna20191212_03584691
Read moreMaxkamad cidamada qalabka sida qeybta 27-aad ayaa 6 eedeysane oo loohaytay dilki Taliyihii qeyta Booliska gobolka hiiraan xakun kuriday. Gudoomiyaha Maxkamada cidamada qeybta 27-aad Gaanshaanle Maxamed Cabdule Aadan ayaa xukunka...
Read moreTaliyaha ciidanka lugta ee ciidanka xoogga dalka S/guuto C/xamiid Maxamed (dirir) ayaa maanta deegaanka Afbarwaaqo kulan kula qaatay Odayaasha iyo Waxgaradka halkaas oo uu taliyihu u tagay sidii uu qeyb...
Read moreDoorashadaan ayaa markii ugu horeysay muddo boqol sano ah maanta laqabanayaa waxaa ayna daba joogtaa doorashooyinkii horay uga dhacay dalka Britain sanadihii 2015 iyo 2017. Goobaha codbixinta ayaa gaaraya 650...
Read moreWaxaa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Baydhabo kulan u dhexeeyay agasimayaasha guud ee wasaaradaha dastuurka heer federal iyo heer dowlad goboleed kaa oo muddo saddex maalin ah ka socday magaalada...
Read moreRa’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo magaalada Aswan u jooga ka qayb galka madasha Aswan ayaa kulan doceed la qaatay wasiirka arrimaha dibadda dowladda Canada, François-Philippe...
Read moreKulanka oo uu Shir Guddominayay Guddomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman Iyo Guddomiye Ku Xigeenka Kowaad ee Golaha Mudane Cabduweli Sheekh Ibraahim Muudey ayaa ujeedkiisa ahaa Sii wadista...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho