War-saxaafadeed ka soo baxay Taliska ciidamada Maraykanka ee qaarada Afrika ee loo yaqaano (AFRICOM) ayaa lagu faah faahiyey duqeyn dhinaca cirka ah oo uu Mareykanka ka fuliyey deegaano ka tirsan...
Read moreSenator Jeanine Áñez oo hogaamisa xubnaha mucaaradka dalka Bolivia ayaa ku dhawaaqday in ay tahay Madaxwaynaha ku meel gaarka ah ee dalkaasi kadib iscasilaadii madaxwayne Evo Morales. Sharci dajiyaasha katirsan...
Read moreRa'iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Paris kulan kula qaatay Xoghayaha guud ee Wariyaasha aan xudduuda laheyn Christophe Deloire. Kulanka dhex maray Ra'iisul Wasaaraha iyo...
Read moreNayroobi, Nofeembar 12, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey Shirka Caalamiga ah ee Horumarka iyo Dadweynaha oo ka furmay magaalada Nayroobi ayaa sheegay...
Read moreMarwada Koowaad ee Dalka Marwo Seynab Cabdi Macallin ayaa Gobollada dalka Mareykanka ka bilowday Olole loogu gurmanayo dadka Soomaaliyeed ee dhibaatadu ay kasoo gaartay fatahaadda Gobollada Hiiraan, Bakool iyo Gedo....
Read moreGaroonka diyaaradaha degmada Cadaado ee gobolka Galguduud ayaa lagu soo kordhiyay adeegyo cusub oo ka qeyb qaadanaya habsami u socodka howlaha garoonka. Adeegyadaan ayaa isugu jira kuwo u gaar ah...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Nairobi ee caasimada Kenya halkaas. Madaxweynaha qaranka iyo wefdigiisa ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay...
Read moreGudoomiyaha gobolka Benaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamad Maxamuud (Cumar Filish ) ayaa dalka Koofur Afrika kulan kula qaatay Duqa magaalada Bern ee Dalka Swizerland Mr. Alec von...
Read moreRa'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane [Xasan Cali Khayre ayaa maanta u safray dalka Fanasiiska oo uu uga qayb gelayo shirka sannadlaha ah ee madasha nabadda Paris oo socanaya Nofeembar...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho