Guddiga KMG ah ee soo diyaarinta sharciga doorashooyinka Qaranka oo kulan la qaatay guddiga madaxbanaan ee doorashooyinka Qaranka
Guddiga kumeel gaarka ah ee soo diyaarinta sharciga doorashooyinka Qaranka ayaa maanta xarunta Villa Hargeysa kulan kula qaatay guddiga madaxbanaan ee doorashooyinka Qaranka. Kulanka oo uu shir-gudoominayay guddoomiyaha guddiga Xildhibaan...
Read more