Ra’iisul Wasaare Rooble oo maanta shir gudomiyay kulanka Golaha Wasiirada.
Shirka Golaha Wasiirrada XFS oo uu maanta guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu ansixiyay Xeer-nidaamiyaha Sharciga Maareynta Maaliyadda. Sidoo kale kulankan ayaa waxaa lagu ansixiyay hindise sharciyeedka kalluumeysiga...
Read more