Madaxweynaha JFS oo Caalamka u Cadeeyey Mowqifkiisa ku aadan Kiiska Badda
Hadaljeedintii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee Fadhiga Guud ee Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobay ayaa soo gabogabowday, waxaana Madaxweynaha uu diiradda saaray arrimo badan oo...
Read more