Sawirro: 12 tuulo oo ka tirsan gobolka Mudug oo laga xoreeyey Al-Shabaab
Ciidanka Daraawiishta Galmudug ayaa maalintii labaad waxay Koonfurta Gobolka Mudug ka wadaan howlgallo lagu baacsanayo argagixisada Al-Shabaab. Ciidankaan oo kaashanaya ciidanka Sirdoonka Qaranka ee NISA iyo kuwo is abaabulay oo...
Read more