Thursday, September 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sawirro: 12 tuulo oo ka tirsan gobolka Mudug oo laga xoreeyey Al-Shabaab

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
4 years ago
in Wararka
0
Sawirro: 12 tuulo oo ka tirsan gobolka Mudug oo laga xoreeyey Al-Shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka Daraawiishta Galmudug ayaa maalintii labaad waxay Koonfurta Gobolka Mudug ka wadaan howlgallo lagu baacsanayo argagixisada Al-Shabaab.

Ciidankaan oo kaashanaya ciidanka Sirdoonka Qaranka ee NISA iyo kuwo is abaabulay oo dadka deegaanka ah waxay saraakiisha hoggaamineysa Radio Muqdisho u sheegeen in howlgalkaan u jeedkiisu uu yahay sidii nabadiidka Al-Shabaab looga xorayn lahaa dhamaan deegaanada dhaca koonfurta gobolka Mudug.

Related posts

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

September 16, 2026
Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha  labada dal

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha labada dal

September 16, 2026

Sidoo kale saraakiishu waxay noo xaqiijiyeen in saacadihii lasoo dhaafay ay ciidanku la wareegeen ugu yaraan 12 tuulo oo ay horay u joogeen maleeshiyaad ka tirsan kooxda nafla caariga ah ee Al-Shabaab.

Deegaanada ay howlgalkaas ka fuliyeen, isla markaana ay la wareegeen ciidamadu waxaa ka mid ah, Shabeelow, Hareeri-dheere, Cimaamad, Dheghaye, Laas-gacamey iyo degaano kale oo dhowr ah, waxaana weli sii socda howlgalladaan xoreynta ah.

Previous Post

Sawirro: Wafdi ka socda guddiyada FEIT iyo SEIT Jubaland oo gaaray Ceelwaaq iyo doorashada…

Next Post

Sawirro: Doorashada Ceelwaaq oo bilaabatay iyo Xildhibaano la doortay

Next Post
Sawirro: Doorashada Ceelwaaq oo bilaabatay iyo Xildhibaano la doortay

Sawirro: Doorashada Ceelwaaq oo bilaabatay iyo Xildhibaano la doortay

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

September 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed iyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin...

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha  labada dal

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha labada dal

September 16, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo bogaadiyey horumarka iyo isbeddelka Dhaqaale ee la sameeyey.

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo bogaadiyey horumarka iyo isbeddelka Dhaqaale ee la sameeyey.

September 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay Warbixinta Dhaqaalaha...

Agaasimaha EAC oo Ganacsatada Soomaaliyeed ugu Baaqay Ka qaybgalka Som Souk Expo 2026

Agaasimaha EAC oo Ganacsatada Soomaaliyeed ugu Baaqay Ka qaybgalka Som Souk Expo 2026

September 16, 2026
0

Agaasimaha Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC) ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Maxamed Faatir, ayaa ku dhiirrigeliyey...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In