Shirka Wada-tashiga Qorshaha Istiraatiijiyada Qaranka ee Xakameynta Daacuun caloolaha dalka oo soo maray dhowr marxaladood ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho iyadoo ay ka qayb galayaan dhowr wasaaradood sida caafimaadka...
Read moreDeegaanka Galinsoor oo ka mida deegaanada ku yaala xadka kala qeybiya gobalada Mudug iyo Galguduud ayaa bulshada ku nool waxaa soo foodsaaray dhibaatooyin la xariira adeegyada Aas-aaska u ah nolasha...
Read moreRa’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo xalay ka qayb galay munaasabad sagootin ah oo loogu sameeyay magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah...
Read moreWar qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska Warfaafinta ee dowladda Qatar ayaa looga hadlay warbixintii uu daabacay wargeyska the Newyork times,iyadoo dowladda Qatar arrinkaasi ay siweyn uga jawaabtay. “Dowladda...
Read moreTaliyaha ciidanka xooga Dalka S/gaas Daahir Aadan Cilmi (Indhaqarshe) iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan Magaalada Roma ee dalka Talyaaniga ayaa kulamo laqaatay mas’uuliyiinta ugu sareysa Ciidammada Dalka Talyaaniga....
Read moreWasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa shaacisay natiijada imtixaanaadkii mideysnaa ee dowladda Federaalka Soomaaliya. Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo toos uga hadlayey Telefishinka Qaranka ayaa akhriyey war-saxaafadeed ay ku qoran yihiin tirada gudubtay...
Read moreKu dhawaad 40 Shaqaale isugu jira Waaxyaha kala duwan ee Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa u soo gabagaboobay tababar u socday labadii maalin ee lasoo dhaafay. Tababarka ayaa ku...
Read moreBoris Johnson ayaa waxaa loo doortay in uu noqdo hogaamiyaah xisbiga conservative ahna raiiusl wasaaraha Dalka Britain,kadib doorasho ka dhacdayy dalkaasi. Wuxuu kaga guuleystay qofkii la tartamayay ee ahaa Jeremy...
Read moreRa’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo gaaray magaalada Beydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah ee dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed ayaa furay Madasha arrimaha...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho