AUN Meydka Xildhibaan Aamino Maxamed Cabdi oo lagu Aasay Magaalada Muqdisho
Alle ha u naxariistee waxaa Maanta Khabuuro kuyaalla Isbitaalka xoogga ee Magalada muqdisho lagu Aasay Meydka Xildhibaan Aamino Maxamed Cabdi iyo Nabaddoonkeeda, kuwaas oo habeen ka hor ku geeriyooday qarax...
Read more