Saturday, August 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

AUN Meydka Xildhibaan Aamino Maxamed Cabdi oo lagu Aasay Magaalada Muqdisho

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
4 years ago
in Wararka, Warka ugu Weyn
0
AUN Meydka Xildhibaan Aamino Maxamed Cabdi oo lagu Aasay Magaalada Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Alle ha u naxariistee waxaa Maanta Khabuuro kuyaalla Isbitaalka xoogga ee Magalada muqdisho lagu Aasay Meydka Xildhibaan Aamino Maxamed Cabdi iyo Nabaddoonkeeda, kuwaas oo habeen ka hor ku geeriyooday qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.

Shalay ayaa meydadka la soo gaarsiiyay Magaalada muqdisho, waxaana Salaada Janaasadda ee lagu dukaday ka qeyb galay, Ra’iisul Wasaare Rooble, Madaxweynayaashii hore ee dalka Ra’’iisul Wasaare Hore Xasan Cali kheyre & mas’uuliyiin kale.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamse oo Puntland ugu hambalyeeyay munaasabadda 1-da August

Ra’iisul Wasaare Xamse oo Puntland ugu hambalyeeyay munaasabadda 1-da August

August 1, 2026
Shir-madaxeedkii dalalka ciidamadu ka joogaan Soomaaliya oo lagu soo gabagabeeyay magaalada Kampala

Shir-madaxeedkii dalalka ciidamadu ka joogaan Soomaaliya oo lagu soo gabagabeeyay magaalada Kampala

August 1, 2026

Aaska Maanta ee meydka Xildhibaan Aamino Maxamed Cabdi iyo Nabaddoonkeda ayaa waxaa ka qeyb galay qaar kamid ah Odayaasha Dhaqanka Beesheeda, Nabaddoono, waxgarad, Siyaasiyiin iyo dad kale oo kamid ahaa Asxaabta Xildhibaannada.

Qaar kamid ah dadka ka qeyb galay Aaska oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay aad uga xun yihiin geerida Xildhibaan Aamino Maxamed Cabdi , iyaga oo dowladda Soomaaliya iyo mamulka Hirshabeelle ka codsaday in baaritaanka dhan ah lagu sameeyo dilka xildhibaanada.

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo shir jaraa’id shalay ku qabtay Magaalada Baladweyne waxa uu sheegay in qaraxyadii ka dhacay Baladweyne labo habeen ka hor ay ku geeriyoodeen 48 qof halka dhaawacyo kale duwan ay soo gaareen ilaa iyo boqol iyo sideed ruux oo kale.

Tags: AUN Meydka Xildhibaan Aamino Maxamed oo lagu Aasay Magaalada Muqdisho
Previous Post

QM oo cambaareysay qaraxii Beledweyne iyo weerarkii garoonka Aadan Cadde

Next Post

Deegaanno ka mid ah dalka oo helay roobkii guga

Next Post
Deegaanno ka mid ah dalka oo helay roobkii guga

Deegaanno ka mid ah dalka oo helay roobkii guga

Ra’iisul Wasaare Xamse oo Puntland ugu hambalyeeyay munaasabadda 1-da August

Ra’iisul Wasaare Xamse oo Puntland ugu hambalyeeyay munaasabadda 1-da August

August 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa hambalyo u direy bulshada deegaanada Puntland & Maamulkaba sanad guuradda...

Shir-madaxeedkii dalalka ciidamadu ka joogaan Soomaaliya oo lagu soo gabagabeeyay magaalada Kampala

Shir-madaxeedkii dalalka ciidamadu ka joogaan Soomaaliya oo lagu soo gabagabeeyay magaalada Kampala

August 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO(KAMPALA):-Shir Madaxeedkii gaarka ahaa ee dalalka ciidamada ku taageera hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), oo ka qabsoomay magaalada...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerar lagu qaaday deked ku taalla Masar

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerar lagu qaaday deked ku taalla Masar

August 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa weerarkii argagixiso ee loo adeegsaday diyaarado aan duuliye lahayn (drones) ee...

Soomaaliya oo shir heer caalami ah kaga qayb gashay dalka Libya

Soomaaliya oo shir heer caalami ah kaga qayb gashay dalka Libya

August 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO(LIBYA):-Wafdi ka socda Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ), oo uu hoggaaminayo Ku-simaha Guddoomiyaha Guddiga, Mudane Maxamed Haaruun...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In