Isbitaalka daweynta iyo Qalliimada Isku-furanka oo Xariga laga jartay (Sawirro)
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Soomaaliya, Dr Fawziya Abikar Nur ayaa shalay xariga ka jartay Xarunta Daaweynta iyo Qaliimada Xanuunka Isku-furanka(Fistula). Xaruntaasi ayaa laga furay Isbitaalka Guud...
Read more