Doorashada lix ka mid ah kuraasta Golaha shacabka oo ka dhacday Muqdisho iyo Baydhaba
Doorashada qaar ka mid ah kuraasta golaha shacabka ee gobollada waqooyi iyo Koonfur Galbeed ayaa saakay ka socota magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhaba, waxaana ilaa hadda la doortay lix kursi kuwaas...
Read more