Sawirro: Ciidan boolis iyo militeri ah oo maanta laga dejiyey Baraawe
Ciidan isugu jira boolis iyo militeri ayaa maanta la geeyey magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellada Hoose, si ammaanka doorashada ay u sugaan. Taliyaha ciidanka booliska Koonfur Galbeed Gaashaanle Cabdi Ibraahim...
Read more