Sawirro: RW Rooble oo isbitaalka ku booqday dhaawaca Afhayeenka XFS Macalimuu
Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa isbitaalka ku booqday Afhayeenka xukuumadda Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu oo ku dhaawacmay qarax uu la beegsaday naftiisa halige ka tirsanaa argagixisada Al-Shabaab. “Ra’iisul...
Read more