Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo qado sharaf u sameeyay guddoomiyeyaasha dowlad goboleedyada
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa maanta hoygiisa qado sharaf ugu sameeyay guddoomiyeyaasha Baarlamaanada dowlad goboleedyada xubnaha ka ah dowladda Federaalka Soomaaliya. Kulanka...
Read more