Qabriga qasnajigii Fircoon oo la helay!
Wasaaradda dalxiiska ee Masar, ayaa sheegtay maalintii shalay aheyd in ay heleen qabrigii "Bataax M Waya" oo ahaa qasnad-hayii fircoon. Qabriga waxaa helay koox arday ah oo dhigtaan jaamacad ku...
Read moreWasaaradda dalxiiska ee Masar, ayaa sheegtay maalintii shalay aheyd in ay heleen qabrigii "Bataax M Waya" oo ahaa qasnad-hayii fircoon. Qabriga waxaa helay koox arday ah oo dhigtaan jaamacad ku...
Read more(Radio Muqdisho):- Dageystayaasheena ku xiran Website-ka www.radiomuqdisho.so waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Sahanka Raadiyaha. Halkaan hoose ka dhageyso
Read more(Radio Muqdisho):- Dageystayaasheena ku xiran Website-ka www.radiomuqdisho.so waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Faaqidaada Wararka. Halkaan hoose ka dhageyso
Read more(Radio Muqdisho):- Dageystayaasheena ku xiran Website-ka www.radiomuqdisho.so waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Warka Subax ee Idaacadda. Halkaan hoose ka dhageyso
Read moreMadaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdacasiis Xasan Maxamed Laftagreen ayaa kulan la qaatay Sarakiisha Ciidanka Xoogga Dalka qeybta 60aad oo horkacayey Taliyaha qeybta 60aad Ciidanka Xoogga Dalka Janaraal Maxamed...
Read moreWasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa shir guddoomiyay Shirka Isbuuclaha ah ee Wasaaradda oo ay Goob joog ka ahaayeen Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda, Agaasimaha...
Read moreWasaaradda Caafimaadka Iyo Daryelka Bulshada waxay mas’uul katahay Ilaalinta Iyo Bixinta Shahaadada baarista COVID-19 ee lasinayo Dadka ka dhoofayo Dalka. Wasaaradda Caafimaadka waxay ogolaansho shaqo siisay shaybaaro gaar loo leeyahay...
Read moreTababar ku saabsan wacyi galinta qaadashada Tallaalka COVID-19 oo Gaalkacyo loogu soo xiray in kabadan qof.Ilaayo 120 xubnood oo ka kala yimid deegaano ka tirsan Gobalka Mududg isla markane muddo...
Read moreHeestan oo dhowr luqadood isugu jirta, laguna magacaabo ‘I sii Nafta’, ayaa sida dab keyn qabsaday ugu faafay baraha bulshada.sidoo kalena ay bulshada soomaaliyeed jecleysteen. Nimco , waa fannaanad soomaaliyeed...
Read moreMadaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta furay Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Wakiillada Puntland. Madaxweynaha ayaa Khudbaddiisa Dastuuriga ah uga hadlay Amniga iyo Tayeynta Ciidamada, Doorashooyinkii taariikhiga ah ee...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho