Madaxweynaha Puntland oo taageerayaasha Urur Siyaasadeedka Kaah kala Qeyb galay isu soo baxa Koowaad ee ururk “SAWIRRO”
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Siciid Deni, Ahna Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka KAAH oo safar shaqo ku yimi Qardho ayaa maanta taageerayaasha Ururka KAAH kala qeybqalay isu soo baxa koowaad ee...
Read more











