Waaxda Howlaha Guud ee Gobolka Banaadir oo bilaabay dib u habaynta bulaacadaha “SAWIRRO”
Qeybta Howlaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta bilawday xog uruurin iyo qiimeynta Dayactirka waddooyinka ku burburay Roobabkii ugu dambeeyay ee da'ay Waddooyinka biyuhu fadhiisteen, bulaacadaha xirmay ee magaalada...
Read more











