Al-Shabaab’s worst fears have now come true
Al-Shabaab’s worst fears have now come true. Today, July 20th at 11:05, a strike occurred in the Galmudug State of Somalia against Al-Shabaab to protect the brave commandos of the...
Read moreAl-Shabaab’s worst fears have now come true. Today, July 20th at 11:05, a strike occurred in the Galmudug State of Somalia against Al-Shabaab to protect the brave commandos of the...
Read moreThe Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC), Ambassador Francisco Madeira has extended his best wishes to the people and the Government of Somalia on the...
Read moreCabsidii ugu weyneyd ee Al-Shabaab soo wajahday ayaa dhabowday. Maanta oo ay taariikhdu tahay 20ka Luulyo 11-ka barqanimo ayay duqeyn lala beegsaday Al-Shabaab ka dhacday deegaannada Dawlad Goboleedka Galmudug ee...
Read moreSenator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo ku sugan magaalada Camaara ee koonfurta gobolka Mudug oo maanta laga saaray argagixisada Al-Shabaab ayaa la hadlay Radio Muqdisho, isagoo faahfaahin ka bixiyey howlgalka...
Read moreCutubyo ka tirsan Guutada 9-aad ee ciidamada kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee Gorgor ayaa maanta tababar loogu soo xiray xerada tababarrada ciidamada Soomaaliya ee Turkisom. Munaasabad lagu dhaariyey ciidamada soo...
Read moreRa’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa kulammo goonni goonni ah la yeeshay xubno ka tirsan beesha caalamka. Ra'iisul wasaare Rooble ayaa maanta qaabilay Danjiraha Midowga...
Read moreCiidanka xoogga dalka oo kaashanayo kuwad daraawiishta Galmudug ayaa Howl-gal balaaran ka wada deegaanno dhowr ah oo dhaca koofurta Gobolka Mudug oo ay argagixisadu Al-shabaab ku dhibaateeyaan dadka shacabka. Wasaaradda...
Read moreRa,iisel wasaaraha la magacaabay Saad Hariri ee Lubnaan ayaa xilka ka degay khamiistii kadib markii uu ku guul dareystay inuu soo dhiso dowlad sideedii bilood ee la soo dhaafay. Xariiri...
Read moreCiidamada amniga Qaranka ee ku sugan afaafka deegaanka Bacaadweyne ee Koofurta Gobolka Mudug ayaa saaka fashiliyay weerar ismiidaamin ah oo loo adeegsanayay gaari land cruiser ah oo ay argagixisada Al-shabaab...
Read moreShir Saddex maalmood socday oo xubnaha dalalka IGAD ay si qoto dheer u faaqideen sidii ay isaga kaashan lahaayeen arrimaha Amniga, kuwa dhaqaale iyo degaan ee iyaga khuseeya ee Badda...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho