Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka xoogga oo kusii siqayo deegaanka Camaara ee Gobolka Mudug

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Ciidanka xoogga oo kusii siqayo deegaanka Camaara ee Gobolka Mudug
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka xoogga dalka oo kaashanayo kuwad daraawiishta Galmudug ayaa Howl-gal balaaran ka wada deegaanno dhowr ah oo dhaca koofurta Gobolka Mudug oo ay argagixisadu Al-shabaab ku dhibaateeyaan dadka shacabka.

Wasaaradda amniga gudaha Galmudug ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay inay ciidamada qaranka ay ku sii siqayaan magaalada Camaara iyagoo burburiyey difaacyo kooxda argagixisada ah ku lahaayeen hareeraha wadooyinka deegaannada  Camaara iyo Bacaadweyn ee Gobolka Mudug.

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

Sidoo kale Wasaaradda amniga Gudaha Galmudug ayaa sheegtay in hawl-galkaan ay ciidamada qaranka iyo kuwa Galmudug ay ku baacsanayaan kooxda khawaariijta Al-shabaab uu sii socon doona illaa laga xoraynayo deegaannada Fara ku tiriska ah ee gacantood ku haray.

Ciidanka xoogga dalka ayaa labo jibaaray howl-galada ka dhanka ah Argagixisada looga sifeynayo guud ahaan Gobolada dalka waxaana kuwii ugu dambeeyay oo ay ka sameeyeen Gobolka Mudug ay Jab xooggan ku gaarsiiyeen argagixisada sidoo kale waxa ay ku dileen horjoogayaal iyo maleeshiyaad farabadan oo ka tirsan waxaan ay kala wareegeen deegaanno badan iyagoo kasoo furtay Hub.

Tags: Ciidanka xoogga oo kusii siqayo deegaanka Camaara ee Gobolka Mudug
Previous Post

Ra’iisul wasaarihii wadanka  Lubnaan oo iscasilay

Next Post

Ciidamada Amniga oo miinooyin ka saaray goobo Al-Shabaab lagala wareegay

Next Post
Ciidamada Amniga oo miinooyin ka saaray goobo Al-Shabaab lagala wareegay

Ciidamada Amniga oo miinooyin ka saaray goobo Al-Shabaab lagala wareegay

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In