Xafiiska RW XFS oo soo dhoweeyay lacago ay ku yabooheen Midowga Yurub
Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS ayaa si diiran u soo dhaweeyay ansixinta lacago gaaraya € 20.5 milyan oo Midowga Yurub ay ugu talagaleen taageeridda Dowladda Federaalka ee Soomaaliya. Lacagahaan ayaa qeyb...
Read more