Monday, June 23, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Duqa Caasimada oo ka tacsiyeeyay geerida Cornell, Cismaan Maxamed Jeelle

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
May 18, 2023
in Wararka
0
Duqa Caasimada oo ka tacsiyeeyay geerida Cornell, Cismaan Maxamed Jeelle
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Tacsi udiray, Ummada Soomaliyeed, qoyskii, qaraabadii iyo saaxibadii uu ka baxay Alle ha unaxariistee Duqii hore ee Magaalada Muqdisho Cornell, Cismaan Maxamed Jeelle oo ku geeriyooday Dalka Australia.

Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Faysal Caraale Afrax oo Taariikhda Duqii hore ee Muqdisho Cornell. Cismaan Maxamed Jeelle, ka sheekeeyay ayaa yiri โ€œMarxuum Jeelle waxa uu soo noqday Duqii Magaalada Muqdisho sannadii 1970 ilaa 1973, waxa uu sidoo kale soo noqday Wasiirkii Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa intii u dhaxeysay 1973 ilaa 1976, asigoona in muddo ah ka tirsanaa Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyaโ€.

Related posts

Howlgallo lagu ciribtirayo khawaarijta oo laga fuliyay degaanka Abooreyย 

Ciidanka Xoogga oo Duleedka Baydhabo jab xooggan ugu geystay Khawaarijta

June 23, 2025
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshadda oo gaaray dalka Algeria

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshadda oo gaaray dalka Algeria

June 23, 2025

Guud ahaan Guddoonka sare ee Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar ayaa ka tacsiyeeyay geerida marxuumka. Waxa eena eebe ugu baryayaan in uu naxariistii Janno siiyo, qoyskii iyo qaraabaddii uu ka baxayna samir iyo iimaan eebe ka siiyo.

INNAA LILLAAH WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN

Previous Post

Xafiiska xeer ilaaliyaha Qaranka oo gacanta Ku soo dhigay dad ku howlan sameenta muqaadaraadka

Next Post

RW Xamse oo Guddoomiyay Shirka amniga Caasimadda

Next Post
RW Xamse oo Guddoomiyay Shirka amniga Caasimadda

RW Xamse oo Guddoomiyay Shirka amniga Caasimadda

Howlgallo lagu ciribtirayo khawaarijta oo laga fuliyay degaanka Abooreyย 

Ciidanka Xoogga oo Duleedka Baydhabo jab xooggan ugu geystay Khawaarijta

June 23, 2025
0

Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Duleedka Baydhabo jab xooggan ugu geystay Maleeshiyaadka Khawaarijta   Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa waaberigii...

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshadda oo gaaray dalka Algeria

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshadda oo gaaray dalka Algeria

June 23, 2025
0

Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshadda XFS Yuusuf Maxamed Aadan oo loogu soo dhaweeyay garoonka diyaarada magaalada Algeris ee Caasimada...

Wararka ๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: โ€œ๐’๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐š๐ ๐š๐ฅ ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ข๐ง ๐๐ข๐› ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐ฎ ๐ฅ๐š๐š๐›๐ญ๐จ ๐๐จ๐จ๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐๐š๐๐›๐š๐งโ€

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo caawa xarunta Dowladda Hoose ee Xamar, kaga qeyb-galay munaasabad casho...

Ciidanka Xoogga Dalka oo weerar lagu dhabar jebiyay Khawaarijta ka sameeyay gobol Bakool

Ciidanka Xoogga Dalka oo weerar lagu dhabar jebiyay Khawaarijta ka sameeyay gobol Bakool

June 22, 2025
0

RADIO MUQDHISHO: ย Guutada 9aad ee Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgallo lagu burburiyay goobo ay ku dhuumaaleysanayeen Khawaarijta ka sameeyay deegaanno...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In