Isbitaalka Gaalkacyo oo agaasime loo magacaabay
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Galmudug ayaa Cabdi Maxamuud Xirsi (Goodle) u magacaabay in uu noqdo Agaasimaha guud ee Isbitaalka Gaalkacyo. Isbitaalka guud ee gobolka Mudug, Gaalkacyo hospital...
Read more