Hey’adda MSF oo badbaadisay 440 tahriibayaal ah
Hay’adda samafalka ee Dhakhaatiirta aan xuduuda lahayn (MSF) ayaa biyaha caalamiga ah ee badda u dhow Malta ku badbaadiyay 440 tahriibayaal ah oo la socday doon kamid ah kuwa kaluumaysi....
Read moreHay’adda samafalka ee Dhakhaatiirta aan xuduuda lahayn (MSF) ayaa biyaha caalamiga ah ee badda u dhow Malta ku badbaadiyay 440 tahriibayaal ah oo la socday doon kamid ah kuwa kaluumaysi....
Read moreCiidanka xoogga dalka ayaa saaka magaalada Galcad ee gobolka Gaalgaduud kala wareegay kooxaha khawaarijta kadib markii ciidamada ay qaadeen weerar dhoowr jiho ah oo ay ku galeen magaaladaasi. Wariyaal ka...
Read moreMadaxweynaha dowlad gobolkeedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa kula la qaatay wafi ka socday Hay’adaha Caalamiga ee DRC iyo IMC oo soo gaaray Jowhar. Wafdigaan oo ay hoggaaminaayeen madaxda ugu...
Read moreQaadi ka socda Maxkamadda Darajada kowaad ee Gobolka Nugaal ayaa dhaariyay Guddoomiyayaasha heer Gobol iyo Degmo ee Guddiga Ku Meel Gaarka ah ee Doorashooyinka Puntland oo Maalmihii la soo dhaafay...
Read moreWakaaladaha wararka ee Ruushka ayaa maanta oo Khamiis ah soo wariyay in 3 boolis ah lagu dilay 8 kalana lagu dhaawacay rasaas ay isweydaarsadeen rag hubeysan oo ka dhacay Jamhuuriyadda...
Read moreWasiirada Arrimaha dibadda dalalka Sacuudiga iyo Iiraan, Amiir Faysal Bin Farxaan iyo Xuseen Amiir ayaa kulan ku yeeshay caasimadda Shiinaha ee Beijing, si loo dardargeliyo heshiiska dib u soo celinta...
Read moreDowladda Soomaaliya ayaa wadda dadaallo lagu doonayo sidii ay guulo wax ku Ool ah uga gaari lahayd dagaalka ka dhanka ah malleeshiyada Khawaajita ee Al-shabab,iyo sidii looga xorreyn lahaa deegaanada...
Read moreShirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey magacaabista Taliyaha Ciidanka Asluubta, heshiisyo iyo siyaasado qaran oo muhiim...
Read more1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed iyo Maxamed Cabdi Waare uu kala magacaabey inay noqdaan ergo heer qaran oo qaabilsan arrimaha Somaliland iyo xasilinta. 2- Madaxweyne Xasan...
Read moreShirka Madasha Soomaaliya iyo dalalka safka hore oo shalay ka furmay Muqdisho ayaa maanta waxaa ku soo biiray saraakiil militeri oo ka socta, Ethiopia, Djibouti iyo Kenya, waxaana shir guddoomiyay...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho