Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dishay xubno ka tirsan Khawaarijta
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa howlgal qorsheysan oo xalay ay ka fuliyeen tuulada Buulo-xoog oo hoostagta deegaanka Buq-Aqable ee gobolka Hiiraan, waxaa lagu dilay ilaa Toddobo xubnood...
Read more










