Madaxweynaha JFS Oo Gaaray Magaalada Qaahira Ee Dalka Masar
RADIO MUQDISHO(MASAR):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Qaahira ee dalka Masar, halkaas oo uu kaga qaybgalayo furitaanka Matxafka Qaran ee Dhaqanka...
Read more










