Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya
Guddoomiyaha Golaha Shacanbka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Danjire Carlo Campanile, ergayga gaarka ah ee dowladda...
Read more











