US man sentenced to 35 years for conspiring to aid al Shabaab
A Maryland man was sentenced on Tuesday to 35 years in prison after he pleaded guilty to conspiring to support the Islamist militant group al Shabaab by traveling to Somalia...
Read moreA Maryland man was sentenced on Tuesday to 35 years in prison after he pleaded guilty to conspiring to support the Islamist militant group al Shabaab by traveling to Somalia...
Read moreOver 150 Somali migrants in Libyan prisons have successfully been returned back to the country today on Wednesday after the Somali Federal Government and United Nations’ Migration Agency jointly worked...
Read moreMuqdisho, May 30, 2018--- Shirka Golloha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir-guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Muadane Xasan Cali Khayre, ayaa lagu ansixiyay Hindise Sharciyeedka Dambiyadda Kufsiga iyo Hindise Sharciyeedka...
Read moreDuqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa maanta ka furay Xarunta Dawladda Hoose ee Xamar Shirka Dawladdaha Hoose oo ay ka soo qeyb galeen, Wasaaradda...
Read moreShirkani oo ujeedkiisu ahaa dardargelinta mashaariicda horumarineed oo dowladda Norway ay kawaddo Soomaaliya ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho,iyadoo uu ka qeybgalay Wasiirka Qorshaynta, Maalgashiga & Horumarinta Dhaqaalaha, Xukuumadda Soomaaliya Jamaacal...
Read moreMuqdisho, 28 May, 2018 -- Duqa Muqdisho ahnaGuddoomiyaha Gobolka Banaadir MudaneCabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo ka hadlayay shir warbixino lagu siinayey hay’adaha deeq bixiyaasha laguna falan-qeynayay amniga guud eedalka oo...
Read moreWasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Isloow Ducaale ayaa maanta gabal dhicii kormeer shaqo ku tagay Baraha Kontarool iyo Fadhiyada Ciidanka Ammaanka ay ku leeyihiin Daafaha magaaladda...
Read moreWasiirka Wasaaradda Maaliyadda Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa horyimid Guddiga Dhaqaalaha,Maaliyadda,Ganacsiga,Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Wasiirka ayaa sheegay in uu uga mahadcelinayo Guddiga Dhaqaalaha...
Read moreGuddoomiyaha Golaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka tacsiyadeeyay geerida Allaha ha u naxriistee Marxuum Cumar Dhalaxow oo maanta gacan ka xaq daran ay ku...
Read moreHowlgallo lagu xaqiinayo amniga caasimadda ayaa ciidamada SAMA oo kaashanaya Maamulka Degmada Heliwaa waxa ay caawa ka sameeyeen nawaaxiga isgooska Ex-koontarool Balcad ee Degmada Heliwaa. Ciidamada amniga ayaa intii ay...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho