Ra’iisul Wasaare Khayre iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo gaaray Addis Ababa+Sawirro
Addis Ababa(SONNA):,May 25, 2018— Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa gaaray magaalada Addiss Ababa ee dalka Ethiopia. Wafdiga Ra’iisul wasaaraha oo casuumad...
Read more











