Khudbaddii Ra’iisul Wasaare Kheyre ee shirka OIC
Excellences, Ladies and Gentlemen, Tani waxay ii tahay fursad weyn in aan idin ku soo dhaweeyay kulanka taarikhiga ah. Waa markii ugu horey ee kooxda xiriirka OIC ee Soomaaliya ay...
Read moreExcellences, Ladies and Gentlemen, Tani waxay ii tahay fursad weyn in aan idin ku soo dhaweeyay kulanka taarikhiga ah. Waa markii ugu horey ee kooxda xiriirka OIC ee Soomaaliya ay...
Read moreDowladda Kuweyt ayaa bulshada caalamka ugu baaqday inay taageero siyaasadeed iyo mid maadi ah u fidiyaan Soomaaliya oo iminka mareyso marxalad ay kaga soo kabaneyso dagaaladii sokeeye. Baaq ayaa...
Read moreKu-xigeenka Agaasimaha Guud ee Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeybgaley shirka Hay'adaha Socdaalka ee wadamada dhaca Geeska Afrika oo ka socda magaalada Nairobi ee dalka...
Read moreCiidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Gacan ka helaya saaxiibbadooda Mareykanka ayaa duqeyn ku dilay horjoogeyaal sar sare oo ka tirsan Malleeshiyada argagixisada ah ee Al-shabaab. Howlgalkan qorsheysan oo ka...
Read moreDowladda Federaalka Soomaaliya ayaa marti gelineysa shir heer wasiir ah oo kooxda xiriirka Soomaaliya u qaabilsan Ururka Iskaashiga Islaamku ku yeelanayaan Magaalada Muqdisho Berri oo Sabti ah. Wufuud ka...
Read moreSarkaal sare oo Ururka Al-Shabaab u qaabbilsanaa Canshuuraha ayaa lagu dilay howl-gal ay Ciidamada AMISOM iyo kuwa Soomaaliya ka fuliyeen qaybo ka mid ah Gobolka Shabeellada Hoose. Horjooge ka...
Read moreMuqdisho, Oktoobar 24 2018— Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa amar ku bixiyey in Makhaayadaha iyo Hoteellada ku yaalla Xeebta Liido aysan furnaan...
Read moreWar saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa Wasaaradaha Maaliyadda ee dowlad goboleedyada dalka looga codsaday inay soo gudbiyaan dalabkooda ku aadan qeybta labaad ee...
Read moreWasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay wareegto lagu baabi’nayo dhammaan Shahaadooyinkii diiwaan gelinta Maraakiibta Ganacsiga iyo kuwa Kalluumeysiga ee sita Calanka Soomaaliya. Nuqul kamid...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho